Daawo Kaftan Goob Doorashadu Ka Socotay Ku Dhex Maray Murrashax Muuse Biixi Cabdi Iyo Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka Ah Ee WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Nov.13,2017-Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde iyo Murrashaxa xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa kaftan ku dhex maray goob ay ka socotay doorashada madaxtooyada Somaliland .

Halkan hoose ka daawo muuqaalka