War Deg dega Warar aad loogu kalsoonyahay oo kasoo baxay badhtamaha magaaladda Boorama.14.11.17

War Deg dega Warar aad loogu kalsoonyahay oo kasoo baxay badhtamaha magaaladda Boorama.14.11.17

news

Wararka shabakadd Salaanmedia ka helayso badhtamaha magaaladda Boorama ee xarunta Gobolka Awdal in xisbiga Waddani ku horeeyaa  20000(20Kun) oo cod halka meelo ka baxsan gobolka Awdal aan weli la hubin.

Wararku kasoo baxayaa gobolka Togdheer,Sanaag waxa ku horeeya cod aad u badan xisbiga Waddani .

dhibaca kale waxa soo baxaaya in 3,000   Uu ku horeeyo xisbiga Kulmiye .

Caasimadda Somaliland Hargaysa waxa dadku  aad u hadal hayaa cida guushu raacayso,weli codka Waa la tirinayaa.

wararkaa Waa Hordhaca ku saabsan Caasimadda Somaliland Hargaysa Wixii kasoo kordha..

66697DF3-3D21-4AAA-BE4A-42F067D8C8BD

Wixii war ah ee kasoo baxa kala soco salaanmedia.

Gobolka Togdheer oo xisbiga Waddani aad ugu horeeyo

Salaanmedia/Hargeysa