Wararka Hada Nasoo Gaadhaya Xarunta Dhexe Ee Xisbiga Waddani iyo Natiijada Ay Hayaan 14/11/2017

Wararka Hada Nasoo Gaadhaya Xarunta Dhexe Ee Xisbiga Waddani iyo Natiijada Ay Hayaan 14/11/2017

War Deg Deg Xisbiga Mucaaradka ah Ee Wadani Oo hada Ka Hadlay Masuuliyiin Xisbigasi Ka Tirsan Oo Degmada Celafweyn laga Soo Xidh Xidhay iyo Goobo Codayneed Oo Ay Sheegen In Gacan Musuq Maasuq Ku Jirto

Doorashada Somaliland Sida Gobolada Looga kala helay
MAROODIJEEX
Kulmiye 51%
Wadani 40%
Ucid 9%
SAAXIL
Kulmiye 52%
Wadani 45 %
Ucid 3 %
TOGDHEER
Kulmiye 35 %
Wadani 60 %
Ucid 5 %
SOOL
Kulmiye 40%
Wadani 42 %
Ucid 8 %
SANAAAG
Kulmiye 32%
Wadani 65 %
Ucid 3 %

AWDAL
Kulmiye 35 %
Wadani 62 %
Ucid 3 %
Total

Wadani 50 %
Kulmiye 45 %
Ucid 5 %

Madaxweynaha Somaliland Abdiraxmaan Cirro