War Deg dega ..Natiijadda hordhaca ee doorashada Iyo Xisbiga Waddani oo hogaaminaaya..14.11.17

| November 14, 2017

newsWar Deg dega ..Natiijadda hordhaca ee doorashada Iyo Xisbiga Waddani oo hogaaminaaya..14.11.17

 

Tirada hordhaca ah ee doorashada Somaliland ayaa sheegaya in xisbiga Waddani ku horeeyo in badan ,Qaar ka mid ah xaafadaha magaaladda Hargeysa oo laga dareemayo in xisbiga Waddani ku guleystay.dad bilaabay in ay debaad degan, Guriga Musharax Ciro oo Ciidamo dheeraada la geeyey ..

 

UCID.. 44,000

Kulmiye 190,000

Waddabi 230,000

 

Natiijadda ayaa aad loogu kalsoon yahay in xisbiga Waddani aad ugu horeeyo.

Wararkale ayaa sheegaya in gabiley ay ka tagan tahay xaalad cakiran kadib markii la weeraray gudoomiyahii ololaha xisbiga Waddani.

Wixii war ah ee soo kordha Lasoco Salaanmedia dhawaan Insha Allah.

 

Salaanmedia/Hargeysa

Category: Warka

Comments are closed.

banner ad
Friend: tai game java - Game Mobile - game mobile online