Qaar Kamid Ah Goob Joogayaasha Caalamiga Ah Ee Somaliland U Yimi Kormeerida Doorashadii Dalka Ka Dhacday Oo Ka Hadlay Waxyaalihii Ay soo Arkeeen Intii Ay Kormeerka Ku Jireen

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Nov.14,2017-Qaar kamid ah goob joogayaasha caalamiga ah ee Somaliland u yimi kormeerida doorashadii dalka ka dhacday ayaa ka hadlay waxyaalihii ay kuso arkeen intii ay kormeerka ku jireen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka