Wafti Ka Socday Wadamada Yurub Oo Kulan La Qaatay Murrashax Cirro Iyo Nuxurka Qodobada Ay Ka Wada Hadleen

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Nov.14,2017-Wafti safiiro ah oo ka socday wadamada Yurub oo socdaal ku jooga Somaliland ayaa kulan maanta la qaatay murrashaxa xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro iyo hogaanka xisbiga WADDANI.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=0HKM6Zbx54k