Koomiishanka qaranka iyo Maxakabada sare ee qaranka Waxaan uga diigayna in ay Dalka Maasiibo Gacanta u galiyaan oo xaq daro ay ku dhawaqan dalka halis galiya

Hadanu nahay bulshada reer somaliland waxaan farayna koomishanka qaran in ay u tudhan dalka iyo dadkaba oo ay u dharteen waxanaad ku dharaten kuna dharaten kitabka alle adunyadu waa ayaamo ee akhiradina u tudha dadka iyo dalkana u tudha masirki dadka ayaad gacanta ku haysan wadankanu marxalado badan ayuu so maray iyo dhibatooyin badan oo u ka soo gudbay ee dib ha ugu celinina durufaha u soo maray. Waa bulahi tawafiq. Muse Diriye IMG_7804