Wasaarada Warfaafinta Somaliland oo Xayiraadii ka qaaday Tv-ga Kalsan November 21, 2017

Wasaarada Warfaafinta Somaliland oo Xayiraadii ka qaaday Tv-ga Kalsan
November 21, 2017

Daawo Muqaal:Wasiirka Warfaafinta Cisman Saxardiid Cadaani Oo Ka Jawaabey eedo mucaaradka kaga yimi
-Xukuumada somaliland ayaa shaacisay in xayiraadii laga qaaday telefishanka Kalsan oo ka mid ah warbaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha somaliland oo ay hore u xayirtay.

E9BAD806-243E-4BC7-93C5-45B1C3AEB1F0
warqad ka soo baxday xafiiska wasiirka warfaafinta iyo wacyi gelinta somaliland ayaa lagu shaaciyey in xukuumadu ay fasaxday shaqadii uu telefishankaasi ka qaban jiray somaliland.