CIIDAMO MULATARI AH OO LA SOO DHOOBAY MAGAALADA BURCO IYO GAADIID TIKNIKO AH. NATIIJADII DOORASHADA OO GOOR DHOW LAGU DHAWAAQI DOONO

Burco (Salaanmedia.com)_ Laba Guutoo ciidabka qaranka jamhuurida soomaliland oo ku gaashaaman. 40 tikniko ah ayaa. Xalay fiidkii soo gaadhay magaalada. Burco

Ciidanka-Qar

Ciidanka. Oo ah ciidan. Mulatari ah ayaa. Saaka ilaa xalay. Waxay ku sugan yihiin is goysyada. Magaalada. Burco isla markaana. Ilaalinaya. Nabad galyada magaalada. Ilaa iyo inta lagu dhawaaqayo. Natiijada doorashada. Dhanka kale. Shacabka reer. Burco ayaa. U dhag taagaya. Natiijada. Doorashooyinka. Iyo. Cida ay komishanka. Doorashooyinku. Ugu dhawaaqi doonaan. Hadaba. Si kastaba ha ahaatee. Ciidankan. Mulatariga ayaa. Loo keenay magaalada. In ay. Iska hor taagaan. Mudaharaad looga baqaayo. Taageerayaashii. Xisbiga wadani oo. Todobaad kii dhawyad. Mudaharaad balaadhan. Ka sameeyay magaalada. Burco Mudaharaad koosoo

sababay dhimasho iyo dhaawac. Tiro badan. Guntii iyo gabagabadii. Waxaa. Ay. Ciidanka iyo shacabka. Reer. Burcaba. Ay. Sugaan waa. Ku dhawaaqista. Natiijada. Doorashada Madaxtooyada. Oo ay. Goor dhow ku dhawaaqi. Doonaan. Komishanka. Qaranka. Jamhuuriyada sooaliland