Deg Deg] :- Muuse Biixi Cabdi Oo Noqdey Madaxweynaha Shanaad Ee Somaliland Iyo Codadka Uu Helay +[ Muuqaal ]..21.11.17

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Musharaxa madaxweyne ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse
Biixi Cabdi ayaa waxaa si rasmi ah kominshanka doorashooyinka Somaliland ay ugu dhawaaqeen in uu noqdey madaxweynaha Shanaad

https://youtube.com/watch?v=ToDgNRCXzOc

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu bedeli doona madaxweynaha iminka talada dalka haya ee Somaliland Muddane Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo

Codadka Uu Madaxweyne Muuse Biixi ku horeeyo ayaa waxaa ay yahin 79,817 Cod

Xisbiyada UCID Kulmiye Iyo Waddani ayaa Codadkan kala helay

1.Xisbiga UCID 23141 Cod una dhiganta 4.17%
2.Xisiga Kulmiye 305909 Cod una dhiganta 55.19 %
3.Xisbiga Waddani 226092 Cod una dhiganta 40.73%