Degdeg Mudaharaad Balaadhan Oo Magaalada Burco Ka Bilaamay Iyo Guutooyin Ciidana Oo Rasaas Ku Ridaaya Shacabaka

Burco (Salaanmedia.com)_ Magaalada Burco Ayaa Mudaharaad Rasmi Ahi Ka Bilaamay. Ka dib Markii Lagu Dhawaaqay Najiitadii Doorshada Madax Tooyada

Brok news

Mudaharaadka. Ayaa. La filayaa inuu. Noqdo mudaharaad khasaare. Badan sababeeya. Waxaana hada wali. Rasaastu ka dhacaysaa badhtamaha magaalada. Burco. Sida. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ay tibaaxayaan. Waxaa. Dhaawac ka soo soo gaadhay inta. La og yahay. Laba qof oo dumara. Inkastoo. Aan si. Fiican wali alaankaa ay dhagahaygu. Maqlayaan. Rasaasta. Nooceeda. Kala duwan. Waaweyn iyo yaruarba.