War Deg dega .. Musharax Cabdiraxmaan Ciro Iyo Madaxda Xisbiga oo war kasoo saaray caawa..21.11.17

War Deg dega .. Musharax Cabdiraxmaan Ciro Iyo Madaxda Xisbiga oo war kasoo saaray caawa..21.11.17

CIRO

Musharax Cabdiraxmaan Ciro Iyo Madaxda Xisbiga Waddani oo Shir uga socday Hotel Ambassador ayaa War saxafadeed kasoo saaray go’aankii Commissionka doorashooyinka Somaliland ee maanta Muuse Biixi loogu Caleemo saaray Madaxweynaha Somaliland .

https://youtu.be/48rDFL3R2Iw
https://www.youtube.com/watch?v=1EuIPleVkW8&feature=youtu.be
 

Musharax Cabdiraxmaan Ciro ayaa sheegay in aanu u tanaasulin Muuse Biixi Iyo Xisbiga Kulmiye lakiin uu u tanaasulay shacabka Somaliland.

’’ Aniga oo qaadanaaya go’aan qadhaadh waxan aan u tanaasulay shacabka Somaliland.

 

Salaanmedia/Hargeysa