Daawo:Safiirka dawladda Ingiriiska (UK) u qaabilsan Soomaaliya iyo Somaliland Amb. David Concar, ayaa hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland ee ku guulaystay doorashadii Madaxtooyada Mudane Muuse Biixi Cabdi.22.11.17

Safiirka dawladda Ingiriiska (UK) u qaabilsan Soomaaliya iyo Somaliland Amb. David Concar, ayaa hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland ee ku guulaystay doorashadii Madaxtooyada Mudane Muuse Biixi Cabdi.22.11.17

Salaanmedia/Hargeysa