Hargaysa (Salaanmedia.com)_ War deg deg ah oo goor dhaweyd soo gaadhey shabakada Ilaysnews.com waxaa
uu sheegayaa in xukuumada Kulmiye ay goor dhaweyd xabsiga dhigtey Xildhibbaan Maxamed Warsame Caalin(Timacade )oo ka tirsan golaha deegaanka Hargeysa kana mid ah Xisbiga WADDANI.
Lama garanaayo sababta loo xidhay balse arintan ayaa waxaa ka dhalan kara kicin iyo kacdoon ay sameeyaan taageerayaasha xisbiga Waddan
Xidlhibbaankan ayaa la sheegay in uu ka mid yahay raga ugu cad cad xisbiga Waddani