Dawlada Jabuuti Oo ka Hadashay Doorashadii Ka Dhacday Dalka Somaliland 13-kii Noofeember

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Nov.22,2017-Safiirka dawlada Jabuuti u fadhiya Somaliland ayaa ka hadlay doorashadii madaxtooyada Somaliland ee dalka ka dhacday 13-kii Noofember.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtube.com/watch?v=XxhXsMt8Ans