Daawo Muqaal:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Goordhawayd Warbaahinta La Hadlay Kana Hadlay Doorashadii dalka Ka Dhacday..22.11.17

Hargaysa (Salaankedia.com)_ Nov.22,2017-Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa ka hadlay doorashadii dalka ka dhacday 13-kii Nofeember.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka