War deg deg ah: Aqalkii wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi oo gubanaaya..4th Dec, 2017

War deg deg ah: Aqalkii wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi oo gubanaaya..4th Dec, 2017

Aqalka uu deganyahay wasiirka madaxtooyada Somaliland mudane Maxamuud Xaashi ayaa goordhawayd uu dab qabsaday, aqalkaasi oo aan ka dheerayn aqalka uu hada deganyahay madaxweyne Siilaanyo ayaa holcaaya Isla markaasina lala tacaalayaa in la bakhtiiyo.

Ma cada ilaa hada waxa dabkaasi kiciyay hase ahaatee wararka ayaa sheegaayo in gurigaasi ay dabka qabadsiisay afada wasiirka kadib markii uu khilaaf Soo kala dhex galay wasiirka iyo minyarada.news

Wararka to faahfaahsan la soco dhawaan