Daawo Deg Deg:-Taliyaha Ciidanka Dab-damiska Somaliland Oo ka Hadlay Dabkii Qabsaday Gurigii Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi.04.12.17

Hargeysa(SM)Dec.4,2017-Taliyaha ciidanka Dab-damiska Somaliland Sareeye Guuto Axmed Sawaaxili ayaa ka haddlay dab maanta qabsaday gurigii wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Salaanmedia/Hargaysa