Daawo Muqaal:: Cisbitaalka wareegga oo laga hirgaliyay magaalada Hargeysa..06.12.17

| December 6, 2017
Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa markii ugu horraysay laga hirgaliyay urur caafimaad oo dadka guryahooda ugu taga iyo goobaha kale ee ay ku sugan yihiin kaasi oo qabta adeegyada caafimaad ee kala duwan. Waxaana ururkan caafimaad aas-aasay koox dhalinyaro ah oo ka kooban dhakhaatiir iyo xirfadlayaal caafimaad.

Haddaba, Weriyaha magaalada Hargeysa ee Goobjoog TV Khaalid Foodhaadhi ayaa warbixintan diyaariyay.

Salaanmedia/Hargaysa

Category: Articles

Comments are closed.

banner ad
Friend: tai game java - Game Mobile - game mobile online