Daawo Badhasaabka Gobolka Togdheer Iyo Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Oo Fiintu Dhex Miranayso Hadalo Hanjabaado Ahna Warbaahinta Isu Mariyay

Burco (Salaanmedia.com)_ Badhasaabka gobolka togdheer iyo isuduwaha caafimaadka gobolka Togdheer ayaa khilaaf adag soo kala dhex galay,waxaana ay labadan masuul warbaahinta isku mariyeen hadalo hanjabaado ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka