Fanaanad caana oo saaka ku geeriyootay Caasimadda Somaliland Hargaysa Waa tuma??07.12.17

Fanaanad caana oo saaka ku geeriyootay Caasimadda Somaliland Hargaysa Waa tuma??07.12.17A401E288-D309-4110-B24A-C2C7A04F8187

Allaa Yarxam Shamis Cabdilahi Abokor (Guduudo Carwo) Oo Saaka Ku Geeriyootay Magaalada Hargeysa.
Shamis Waxay Ahayd Hooyada Fanka Somaliyeed. ALLLAH ha u naxariisto.

 

Salaanmedia/Hargeysa