Daawo:-Madaxweynaha Dalka Falastiin Maxamuud Cabaas Oo Si Cadho Leh Uga Hadley Go,aankii Trump Uu Qudus Ugu Aqoonsadey Caasimada Dalka Israel .07.12.18

Madaxweynaha dalka Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa waxa auu ka hadlay go,aankii uu xalay soo saarey Madaxweyne Trump ee uu caasimada dalka Israel ugu aqoonsadeen in ay tahay magaalada Qudus ,Madaxweyne Cabaas ayaa sheegay in Mareykanku qeyb ka yahay dhulka la haysto ee reer Qudus.

Salaanmedia/Hargeysa