Ash-khaasta Aqoontooda & Damiirkoodu liito ee Horn-cable TV Weriyayaal ahaan u qorto+Tayo-xumaanta Qoraaladooda qiimee!!..07.12.17

Ash-khaasta Aqoontooda & Damiirkoodu liito ee Horn-cable TV Weriyayaal ahaan u qorto+Tayo-xumaanta Qoraaladooda qiimee!!..07.12.17

Tolo kani weligii isguul ma tegay mise……ciidle-2-150x150
Aadan Cabdi Ciidle 

Wajiayatii dulmiga iyo shirkadahiii dhagarta
Waxaa bushan aankujiro ihasoo soigaadhay TV ga HCTV oo aan sagaal sanadood oogaw ah kasooshaqaynayay kana sooqaadnay isagoo local ah dhulka gaadhsiinayna meel maanta lagu faano warqad aad u qoraal iyo sharaf xun taasi oo uuku saxeexanyahay inanka yaree xaasidka ah jaahilka ah eela yidhaahdo Maxamad Axmad Muuse ( Kuraase ) oohab adeernimo ah dhawaan tv ga uu ugi qoray mulkiilaha Tv gu Faraxaan Xaaji Cali Axmad oosheegaysa in lagaa joijiayay shaqadii aad tv ga uhaysay laga bilaabo 27,11,2017 ka isagoo warqadaasi u cuskaday lana qodob oo labaduba xatgudub iyo ceebayn bakaadhan ku ah TV laga leeyahay gayiga Soomaalind ookuyaala arlo xora

Akhriste yaal waxaalayaaba in dhamaan qodibada uukaasiyari soo malmaluuqay aanaykujirin waxiishaqo ahaan aniya iga khuseeyay eeanku waayay shaqadayda ooka mid ahaayeen.inaan shaqo tagi waayokana habsaamo shaqada TV ga oo shaqooyin igaga habsaamaan hababkalagadisa taasiana waa waxaankala saxeexanay mulkiilaha waana qayb ka mida asbaabaha aanshaqada kuwaayikaro taasina haba yaraatee maydhicin
Hadii aydhacdo lacago tv guleeyahay ookasoobaxaday warar ama barnaamijyo oo aan cuno ama aanlunsado taasina kuma taal warqada waana asbaabaha aankala saxeexanay mulkiilaha ee aanshaqada ku waayikaro

Inaan TV ga kasiidaayo warar aan sal iyo raad toona lahayn ookuxun dhaqanka saxaafada iyo diinta iyo ethics ka saxaafada taasina layguma hayo oo TV kamaan siidayn

Asbaabahaasi mucayinka ah ee aan shaqo xalaala kuwaayikarayaa kuma yaalaan waraaqda jaahilkan yari iisoo qoaray laakiin layaabi maayo waxaa qorku yidhi mulkiikaha TV ga oo ahdanayste dadka kaga danaysta wajigana udadba abaal iyo ajar iyo xasuus midna aanlahan oo ah Mulkiilaha Tv ga Farxaan X Cali Axmad waxbase maaha oo waxaan joigaa dalkaygii ooxira afka iyo aqoona iyo magacana anigaana lehe TV ga igagama hadhayso

1, qodobka koowaad ee hadii aad dhugato shaqada waalagaaga joojiayay uuleetahay waxaa weeyaan sida aadlawada socotaan Shirkada Telesom dhexkamay ahayn doorashadii dalka kadhacadaye qaxaaloo tirinayay shirkad kufashilanatay adeega aysheegayo ee ah inay tahay shirkad isgaadhsiineed manay noqon haday sidaas aysheegayso tahay maxuu Cabadi raxamaan ciro uga qaraacay lanabaradii dadku sir ahaan uahaysteen oo ay shikada Telesom si ulakasa oo safasho ah usiiasay dabadeed waxaan kaqiaray maqaal idhanaya shirkada Telesom dhexma ka ahatd doirashadii dalka kadhacaday taasi oo muwaadiniintu rayigooda kasoo dhiibteen
Shirkada Telesom sidaasi ayay maqalakaasi uga xanaaqday sida warqadan yarlagusoo mulmukaaqayna waxaa cabshadeeda koowaad la tixgaliayay shirkadaasi oo TV dhamaa ee HCTV ku cadaadisay inaanay shirkadu siin doonin TV ga lacag dhan konton kun oo dolar oo ay bil walba xayaysiis ahaan shirakadu usiiso

Maxaakuubaxay boowe tv gayagii waxaa uudulmane iyo lahaysteba uayahay shirkad kolka horeba sifo baadila kuhaystay shaqadayada saxaafadeer iyadoo shaqadaydii haysata ayay hadana waxay saxaafadii soomaalind ka dhaiagatay meel aykugyamaysato lacago yaryar oo fuud ah ooaykusheegaan dayaysiis taasina waataas dalkii uga dhiagatay shirkada telesom inay u ahaato saxaafad iyo isgaadhsiin waxaana ceeb ku ah ianay sidaasi ugu amarkutaaglayso hadaad Hebrl eryi waydaan lacagtaasi idinma siinayno
Intaasi markii ay Email ugu direen mulkiilaha tv ga Faraxaan Xaaji Cali isagoo nayroobi joiga ayuumarkiiba isagoon eegin ianaan anauaga erigaygu caanatayn ahayne ee cida lakufsaday ay isaga tahay aniga uun maahana ee dhamaan shaqaalahi magaca iyo milgaha lahaa eekatagay tv gaasi dhamaantood waxaa lauu feedhay gacankale oo ama shirkadeed ama siyaasi danayste ah oodhamaantoodna uuka yeelay mulkiilaha tv ga isagoon aniga waxba iwaydiin ayuukaasyaree jaahilka waxaa uuku yidhi warqad aadan cabdi ciidle uqor shaqadana kajooji kiiyaraana isba baray eryi telesome muu eegin saamaynta iyo ceebta aykutahay tv sheeganaya inuu madax banaanayahay ooahadana aan caanatayn madaxbanaanayn waana qodobka koowaad ee warqda kuqoran waxaana ka qayn qaatay agaasimaha arimaha bukshada ee shirkada telesom Maxamad Darbo iyo madaxa waaxda saxaafada Yaasiin nuur Moige ooah shaqsiayaadka ka hawlgalay eriyigayga calool xumaanan uhayaa ilaa yoomul diin waxaanan usheegayaa xukuumada soomaalind in wax ala waxii igasoo gaadha shirkadaasi hadimada ee telesom xataa hadii mas iqaniino ay tahay arimo shirkadaasikadanabayso waxaana daliil ugu haystaa iyagoo hire iiguhanjabay hadaad naga hadhi waydo walaahi meel lagaa raacay inkagaran waayi anagumar marbaanu xataa jinka noqonayaaye waxaakale oo aymaalintaasi iisheeueen inay xukumaan dhamaan saldhigyada police ka soomaalind iyo waaxada CID da eebaadha danbiyada markaasi erigayga gacma badanbaa kujiaray laakiin shirkadaasi ayaa kow ka ah waxaanse usheegayaa inaan joogo soomaalind oo aanka qabsanay faqash cidna aanaan uguhabran doonin haday telesom sooqaadatay mashaariikh hagardaamo iyo cabudhin saxaafada soomaalind ahana waligeed uhirgali mayso soomaalind na boqolaal kun ayaa ugu godgalay inay helaak warar saxaafada soomaalindna waxayka midtahay xoriyaadkii aasaasiga ahaa eeloosoo dagaalamay markaasi taasina dhicimayso inay telesom qolmadaw habeen madaw umada soomaalind kudhex cunto waday aniga ixidhaana xidhikarimaayaan kumaanaanka kale eekahawlgala saxaafada soomaalind haday cadaawad shaqada iiga erudayna calaf iyo cawaba nagi kudhex qadi maayo wadanaka risiqana alaa bixiya alaana wax dila waxaanan balan idiinku qaadayaa inaan idinla gali doono dagaal ahliya oodalka laydinkaga xoreeyo insha laahu waanan gaadhi doonaa waqti aan arko wadankoo billaa telesom ah waanan canbaaraynayaa arinkaasi ilaahayabaanan kureebay shaqsiyaadkaasi cadaawda gaarka ah iga kasbaday waaxanan arki doonaa iyadoo xaqu agtoodaasikasoo daahiray

2,qodobka labaad ee TV ga dulmigu ee HCTV uu iga galay dulmiga waxaa weeyi waxaakaa soocawaday xisbiga wadani oo ay wada shaqayn salbalaadhani naga dhaxayso oo waayahay hadaba taasina aniga ima qabato dee tv giisa danaysahani leeyahay kamaan siidayn war wax udhiamaya sumacada xisbiga wadani waxaase aan ogahay inuu jiray xidhiidh aan qarsoonayn ookadhexeeyay saraakiisha TV ga HCTV iyo IYO XISBIGA WADANI waxaana marag kuugu filan inuu agaasime kuxigeenka tv gu waa ninka layidhaahdo Xamse Cali Bulbul uu ciro u ahaa wariyahiisa khaaska ah waararkana sida uu doono uu ugali jiray waxaana kamaraga shacabka reer soomaalind waxaana xamse warar wax udhimaya sumacada iyo sharafta musharaxii Kulmiye madaxwaynaha hada ee soomaalimd mujaahid Muuse Biixi Cabdi lagu caayayo dagaal ooge dhagarqabe waxwalba afkiisa ayuu ka yidhi inankaasi miayaanay sharafta tv ga eela sheegayaa shaqayanayn ilayn waxan laga cabanayaa anigu tv kamaan siidayn warare waxan laga cabanayaa waa Face Book gayaga oo aan xaq uleeyahay qofwalbaana xaq uleeyahay inuu rayigiisa waxku cabiro waxaana sifa xaaraana oo shaqada biliaadminimada kabaxsan layga ilaaliayay dhamaan wararkii ololaha ee tv ga HCTV laga siidayn jiaray waxaana sidaasi isla garatay agaasimaha tv ga iyo Faraxaan X Cali iayadoo layga ilaalinayo siaraha lagu maraja habaabinayo waararka saxda ah ee lagu bahdilayo xishiga Kulmiye waxaana kadulqaatay oo iskadaayay uun musharaxii Kulmiye Muuse Biixi cabdiye waxla wax loola hadhay mayjirin

Waxaana cadaydn u ah in madaxa wararka iyo Editor iskusheegan agaasimaha agaasime kuxigeenka iyo mulkiilaha tv ga arin meeli utaalay taasi oo ahayd sidii MuuseBiixi dhulka loo jiidjiidi lahaa waxaana kuugu fialan sida aniga iyo cabdikariim Siciid Saalax na lanoo cabudhiyay Xamse Cali Bulbulna loogu sheegay inuu afwalba kucaayo Madaxwaynaha hada mujaahid Muuse Biixi oo aaan hubo inaan tv gaasi wax ala waxuu ula hadhay aanay jirin

Waxaa qudha ee aan udhintay waa FB gayaga oo aan kadhigay mid saamayntiisu lagado cabaado musharxii wadani sidaasi daraadeed ayaalaga codsay risiqa xaaraanata ah lacagatii qadar lagasoo qaatay ee wadani wadanka kubaabiiyay loogu hanjabay inaan boqol war lacagtood oolagu leeyahay xisbiga wadani aanay bixinayn ilaa ay eryaan Wariye Aadan Cabdi Ciidle kii bilaadamiirkii ee tv ga lahaana markiiba qaatay amaradan loogu hanahabayo fuudka xaaraanta ah waxaanu isku cadeeyay in ragii badnaa ee suda xaaraanta ah albaabka tv ga looga saaray sidan ookale uun loogarawcay lana yaabimaayo oo waa qofkii ugu horeeyay ee aan arko ee meheradiisa dagaal kula jira eebal waxaan eegi doonaa halka aykudanbayso tv ga dulmiga sumcadiisu

Ugydanabayn waxaasoo dadjiayay cimriagayga inaan kasiishaqeeyo tv ga dulmiga HCTV waxaa weeyaan sidaan lawada socono warkii ugu danbeeyay ee aankasiidaayo Tv ga HCTV waxaa uu ahaa warkii mawliidka rasuulka xafalad aad ubalaadhanayt oolaguqabatay magaalada arabsiyo inlaga joojiyay meherada markaan waydiiayayana waxaalay sheegay inlaga doonayo lacag waakaasi tv gii HCTV laakiin muda kooban dabareed warkaasi oolajarajaray labahdilay nuxurkiina laga qaaday wuubaxay mardanbe taasina waa qaybomurankayga kamida
Hadaba dacwada Ciro iyo wadani kadanbeeyeen eeayka gubteen wararkii xaqqiiqda ahaayeen kuqori jiray barataydan ayaa waxaamarag ka ahaa jaahilka hudheelaha Muniir Axmad cigaal oo ah shaqsi ogaa inaydagaal igulaa jiraan sidii aan ubanayn lahaa shaqadaasi waxaana saacad saacad wararka muarankayaga usiinayay Xamse Cali Bulbul oo ahaa wakiilka xisbiga wadani ee Tv ga HCTV hadaanbeen ka sheegayana shacabku hayqabtaan sidaasi ayaanu Xamse ugu ahaa iskuxidhaha dhagarqabaha ah ee ee isku xidhayay TV ga dulmiga iyo xishigaasi dulmiga oo aan ladagaalankiisii u arkayay cibaado iyo ajar layga qoarayo inaan kooxdaasi shufatada ah afwalba kula dagaalamo sidalka looga badbaadiyo laakiin anigu FB gayaga yar ee aan meela gaadhin baan waxku qoarayay aniga Xamse Cali Buljul kii tv ga hadimo ku ahaa shacajka reer soomaalind ayaa shaaca kaqaadi doona

Uguadanabayn waxaanu doaraad qado sharay kuwada yeelanay jotel impireal ee magaalada hargaysa agaasimaha tv ga oo aah kinaanu saaxiib iyo tolba nahay aadna aan ujecrlahay Maxamad Cabdi sheekh Muxmad Ilig oo aanukawada gadalay inaanu dajiko arinta tv ga saxaafadaja aanan kahadal waxbana aanan ka qorin waan isla qaadanay laakiin tv isagii isla dagaalamayo cidina heshiis lagalimayso sidaasi daraadeed wdaan isku oagayn meeshana isla dhiganay waxaa badhi fuaray wakiilka xishiga wadani ee TV ga HCTV Xamse Cali Biljul oo sirtii tv ga siyay xaasid jaahil hodheele Muniir Axmad Cigaal oo siada laga warqabo habeen hore sacabada tumanayay meelwakabana kariday in layaga takhalusay warkaasi oo saxaafada soomaalind aad uya xumaatay ilaa konton wariyena jiritaanka warka miniir isoo waydiiyeen laakiin aanlasuagayay waqti bilaa muniira waanakaas hada iga soogoayay saaxiibayaal oo qofkii kufaraxayana waankatagay tv gaasi iyo shaqsiayaadkaas danaystaaysha ah qofkii iiga naxayana waxaan usheegayaa inaan afkii iyo sharaftii iyo aqoontiiaba aniguaansito meel ala meeshaan doonaana kahilaacidoono inshalaahu kariim
Waxaakale ooaan usheegayaa taagewayaashii xisbiya Kulmiye iyo shirkadaha kale wadaniga ah inay iyaguna cadaatiskusaaraan inay lacagahooda panauu gumaystay diidi doonomarhadaan lokba sianayn cadaalada iyo wararka shaqada iyo sharafta tv gaba waxaanan usheegayaa taageerayaahayda ina dib u eegaan lashaqynta iyo daawashada iyo xidhiidhka shaqsiga tv ga tv gaasile iyo tv ga waxaanan ubalan qaadayaa inuu faraxaan xaaji calikuwaayi toono dakibadan ookaga xidhan galbeedka soomaalind car ayaanad farata dhexda ka qaniinin waxaad tixgalisay oo aad eegatay shaqsiayaad iyo shirkado aad mooday inay naga sharaf badanyihiine waxaad arki doonataa adoo gaawaan cidla ah fadhiaya insha laahu waxaanan eegi doonaa tv gaagaasi dulmigu inta uu naga danbeeyo

Ugudanabayn waxaan salaamayaa dhamaan shaqalaha tv ga HCTH ooaanumudobadan soowada shaqaynay wxaanan leeyahay anigaa udanbeeyay ragiila yagleelay faraxaan tvga waadanayste kadanaysta idinkuna waabilaahi tawfiiq

Image may contain: 1 person
Adan cabdi ciidle