Deg Deg ]:- Xisbiga Waddani Oo Si Kulul Uga Hadley Arinta Magaalada Qudus , Fariina U Diray Umada Islaamka +[ Muuqaal ]..11.12.17

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa
waxaa uu si kulul uga hadley xaalada Magaalada Qudus oo dhawaan dalka Mareykanku u aqoonsadey in ay tahay caasimada Yuhuuda .

Xildhibaan Jirde waxaa uu si cad u sheegay in ku dhawaaqista go,aankaas Mareykanka ay u fudeydiyeen dawlado Islaam ah isla markaana carab ah kuwaas oo ilaashanaya kursigooda .

Sidoo kale gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani ayaa waxaaa uu bulshada Muslimka ah meel kasta oo ay joogaan ugu baaqay in ay arintaas ku baraarugsanaadaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=rWTITxRqk5o