Annagu Dooni Mayno Somaliland Aanu Marti Ku Nahay,Waxaanu Doonaynaa Somaliland La Wada Leeyahay” Horjooge Cali Khaliif Galaydh

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Horjoogihii kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa khudbad uu magaalada Hargeysa ka jeediyey madal lagu soo casuumay waxa uu shaaciyay in uu aanu rabin Somaliland uu marti ku yahay ee uu ujeedadiisu tahay hirgalinta somaliland la wada leeyahay,sidoo kaelna waxa uu
ka hadlay taariikh hore iyo heshiiskii Somaliland iyo kooxda Khaatumo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka