DAAWO Kkudbadda Madaxweynaha Turkiga Oo Markale Israa’iil ku Tilmaamay ” Argagixiso”13.12.17

Magaalada Istanbul ee Turkiga waxaa ka furmay shir madaxeedka waddamada Islaamka oo ay kaga hadlaan jawaabta ay ka bixinayaan go’aankii dhowaan madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu magaalada Jeresalem ugu aqoonsaday caasimaddda Israa’iil.

Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan oo xilligan haya guddomiyennimada madaxda waddamada Islaamka ayaa cambaareeyey go’aankaasi, waxaana uu ugu baaqay Maraykanka in laga laabto.

Erdogan oo ka jeediyey khudbad dheer kuna eedeeyey dawlada israiil inay yihiin aabaha argagisada, halkan hoose ka daawo khudbadaas oo dhan.


Salaanmedia/Hargeysa