Daawo: Warbixin Xiiso leh, Waa Nocee Jihayn La’aanta Dawlada iyo Doorka dhalinyarta Somaliland.02.01.17

Burco (SM) Doorka jihayn la’aanta dhalinyarada iyo xooga dalkasta usoo kaca ayaa wax ka badala Qaabka u dalkaasi yahay.

Hadaba Somaliland ma ka fa’iidaysataa Awooda qarsoon ee jilalka u soo koraya