DAAWO: “Dildilaaci Iyo Dhaawicii Ka Dhashay Ololihii Doorashada Madaxweyne Muuse Biixi Wuu Ka Gaabiyay Oo Muu Daweynin”. Mustafe Shiine

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Badhasaabkii hore ee Gobolka Maroodi Jeex Mustafe Cabdi Ciise (Shiine) ayaa ka hadlay qoraalo kala duwan oo uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga oo murano badan dhaliyay,

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

https://youtube.com/watch?v=BptFEJWOqFs