Tacsi Tiiranyo Leh Inaalilaahu Wa inaa ilayhi Raajucuun Waxa Manta Magalada Burco Ku Geeriyoday Marxuum Aadan Siciid Mohamud (Aadan Dooc)

كل نفس ذائقة الموت
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعون

tacsi1

GUDOOMIYE MOHAMED HUSSEIN (SHANWADH) iyo asxaabta hoos ku Xusan waxay Tacsi Tiiranyo Leh u Dirayan Dhamaan Ehelki Qarabadii iyo Asxbtii Uu Ka Baxay Marxuum Aadan Siciid Mohamud (Aadan Dooc) Oo Manta Tariikhdu Tahay 11/01/2018 Ku Geeriyoday Magalada Burco gobolka togdheer.

Yaasiin Hasan (sandheere)
Jama Ahmed (qaylo)
Abdi ahmed (timo)
Hasan Ahmed (carab)
Siciid Hirsi (dhuryo)
Ahmed Ali Yusuf
Cadmaawi Jikow
Yusuf Ibrahim Juujuule
Aniis Jamac Xade
Ibraahim Haji Cali
Siciid C/laahi (Bikiin)
Warfaa C/laahi
C/rahman Cisman (cumani)
Faisal Baashe
Mohamed Ali (birinbir)
Jaamac Abokor (indhacase)
Siciid Xaaji Jamac
C/risaq (arnab)
Xildhibaan Mustafe Buureed
Suber Sahardiid
C/Risaq Harun
C/Rahman Mohamed Kaahin
Abdi Ashuur
Faarah Mohamed Qorah
Ali Abokor (kinyaati)
Cabdi Salaan Mohamed

Gudoomye Mohamed Huseen Shanwadh iyo Dhaman Asxbta Halkan Ku Xusan Waxay ilaahay Uga Baryayaan Marxuumka inuu Qabriga U Nuuriyo Kitaabkisana Midigta Uga Dhiibo Su’ aashana uu Dhib Yareyo
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ