Daawo Waraysi xiiso badan oo laba aqoonyahan oo reer Somaliland ah kaga waramayaan xaaladda guud ee Somaliland ..18.01.18

Halkan ka Daawo Waraysi Mihiim ah oo Aanu kaga Hadalay Aniga iyo Aqoonyahan Mohamed Osman Dirane Xaalada Adag Ee Dalku ku jiro Sida Doorashiidaa Dalka ka Dhacaday Sanadkii Hore ,Dagaalka Puntland iyo Somaliland ,Musuqmaasaqa Dalka Ragadiyey .

Arimaha Ciidamada Qalabka Sida iyo Maamul Xumada Bixinta Darajeda Ciidamada ,Fanaankii General ka noqday Taliyaha Aaga Barri General Cali Barre (EX Fanaan Kooxda Gashaan) Hadalkii Wasiir Hore Cali Mohamed Warancade Iyo Go,aanka Maanta loo bahanyahay inu Shacabku Qaato …..

Waryasiga waxa Qaaday Suxufi Cumar Mohamed iyo Galbeed TV