DAAWO: Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Hadaladii Saladiinta, Wada Shaqaynta Xisbiyada Qaranka Iyo Xaalada Xuduudka Tukaraq.

 

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo markii ugu horraysay saxaafadda la hadlay intii xilka la wareegay ayaa ka hadlay ciidamadda gaadhay degaanka Tukaraq, Saladiinta maalmihii u danbeeyay hadalada is dhaafsanaayay Xisbiyada iyo arrimo kale.

Hoos ka DAAWO

https://youtube.com/watch?v=zebNZWaQKok