DAAWO: Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Ujeedada Safar Uu Ku Tagay Gobolka Awdal

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cbadilaahi Cirro ayaa ka hadlay ujeedada safar uu ku tagay gobalka Awdal,

Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa