Hadii Aanu Nahay Garxaajis Dagaal Ayaanu Qaadi Doonaa..” Suldaan Maxamed Oo U Hanjabey Xukuumada +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Suldaan Guud ee beelaha Somaliland Sul Maxamed Sul Cabdiqaadir ayaa waxaa
uu si adag uga hadley dagaalkii shalay ka dhacay deeganka Ceel Afweyn ee gobalka Sanaag .

Suldaanka ayaa sheegay in beelaha walaalaha ah ee halkaas ku dagaalamay ay beel ka mid ah xukuumadu hubeynayso isla markaana waxaa uu ku hajabey hadii ay xukumadu arintasi joojin weydo in beesha Garxaajis oo isku dhami ay dagaalkaas gali doonto , waa sida u hadalka u dhigaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=q7LeUPbmdf4