United Somaliland Front USF..USF Waa Maamul ama Dawlad Badbaadinaysa Umada Somaliland iyo Jiritaanka Dadka, Dadka & Degaankaba.

Isniin.22..01.18United Somaliland Front
USFDaawo:Waraysi Gaar Ah:-Aqoonyahan Mustafe Martin Oo ka Digay Hoos U Dhac Dhaqaale Oo Somaliland..02.01.18

USF Waa Maamul ama Dawlad Badbaadinaysa Umada Somaliland iyo Jiritaanka Dadka, Dadka & Degaankaba.

1. Waa Isbahaysiga Umada Somaliland ay ku bahoobeen oo midaynaya Dalka iyo Dadka Soomaliland Diidayana Xukamada Dalka haysa iyo Maamulka Kulmiye Labdaba.

2. Waa Iskaashi Ka Dhexeeyay Dadwaynaha Gobalada, Degaanada Iyo Danaha Soomaliland tixgelinaya Gobalkasta Arimahiisa Gaarka ah.

3. Waa Nabadaynta Umada Soomaaliyeed iyo Ka hortaga Jeegaanta iyo Boobka Siyaasada Somaliland.

4. Waa Dawlad/Maamul wax ka tarya Wadahadalada Somaliland & Somalia oo arkaya Dhibka umada Soomliyeed haysta Guud ahaan.

5. Waa Dawlad/Maamul Dib u soo Celinaya Wada lahaanshaha iyo Wada sheegashada Maamul Wanaagsan iyo Umad dhisan.

6. Waa Dawlad/Maamul ka damqanaya hantida wadanka ee loo xaraashayo dawlada carabta, Sida Dekada, Saldhigyada iyo iibka Buuraha.

7. Waa Dawlad/Maamul Suggaya Wada Noolaanshaha Umada oo aan ukala soocay Abti iyo Adeer iyo kanaa reer Awdal & kanaa Reer Soola,

8. Waa Dawlad/Maamul didan in Laba reer Qaataan Qaranimadii Wadanka oo yeesha waxii dadwaynahu ku wareejiyey sida Ciidamada iyo Maamulka Wadanka.

9. Waa Dawlad/Maamul Kabilaabmay Gudi iyo Dibad oo iskaashigiisu soo ifbaxayo lana sigi kariwaayeyey oo dareen u isbedel u noqonaysa Dadka iyo Dalka

10.Waa Dawlad/Maamul Wanaag Ka xora Xisbi iyo Weel aan Hore socod lahayn oo dhawaan Lagu dhawaaqi Madaxwayne.

11. Waa Dawlad/Maamul aan sugayn 5 Sanadood oo isbdedelkeeda bilaabmayo maanta.

Mustafe Martin Mohamed