Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guryeynta Somaliland Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Buuhoodle

Buuhoodle (Salaanmedia.com)_ Wasiirka hawlaha guud iyo guryeynta Somaliland Eng. Cabdirashiid Ducaale Qambi ayaa gaadhay magaalada Buuhoodle halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay. Bulshada ayaa ku soo dhawaysay gaadiid iyo gammaan markii uu soo gaadhay duleedka magaalada oo lagu sii sugayay.

27655068_1344427268994628_5516015562986935180_n-150x150

27545420_1763145360411653_2615166869746967737_n

27545668_1763135567079299_2548106546616790305_n

27657965_1763135273745995_39216034525368899_n

27751510_1763135427079313_1888710101607983059_n-1

27750011_1344431305660891_4118848314009118704_n

Xukumadda Somaliland ayaa ku hawlan fulinta heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland iyada oo dhawaan ay hirgaleen qaramaynta ciidamada sida ciidamada la wareegay degmada Boocame ee gobolka Sool waxaana la filaya in ay sii socdaan fulinta heshiisyad.