Daawo Muqaal cajiiba: 90-jir Tafsiirka Qur’aanka ka bartay Radio Hargeysa..Feb 11.18

Daawo Muqaal cajiiba: 90-jir Tafsiirka Qur’aanka ka bartay Radio Hargeysa..Feb 11.18

Aw Maxamed Ibraahim oo ah oday 90jir ah oo ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxa uu tafsiirka qur’aanka ka bartay idaacadda Radio Hargeysa isagoo ku dhawaad 15 sano ka baranaayay tafsiirka idaacadda.

Salaanmedia/Hargaysa