Maxaad Ka Taqaana Shakhsiyada Xildhibaan Balaaki. Hoos Ka DAAWO Ficiladiisa Golaha.Feb 11.18

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Iyadoo Xildhibaanada Wakiiladu ay kuraasta fadhiyaan muddo 13-sanno ka badan oo ah muddo dhaaf, ayay hadana bulshadii soo dooratay qaarkood kala kulmaan dhaqano aan wanaagsanayn amma ku barteen. Xildhibaan Cabdillaahi Balaaki oo cay fool xun shalay ku weeraray Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe .

Hoos ka DAAWO Habdhaqankiisa.

https://youtube.com/watch?v=PLrotXJ-ZFs