XILDHIBAAN GUURTI AH OO KU BAAQAY IN LOO GURMADO DADKA ABAARTO HAYSO..FEB 11.18

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Xildhibaan Muuse Ibraahim Aw Nuur, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida, ayaa ka hadlay abaarta ka taagan deegaano ka tirsan Somaliland, waxaanu ku taliyey in si deg deg ah loogu gurmado dadka ay abaartu hayso.

thumbs (9)