Deg Deg ]:- Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Iminka Iscasilay + [ Sababta ]

Addes Ababa (Salaamedia.com)_ Warbaahinta dalka Itoobiya ayaa ku warrantay in uu
xilki reysal wasaarannimo iska casiley Haiemariam Desalegn. Waxa uu sidoo kale Desalegn uu ka tagay guddoomiyannimadii xisbiga talada haya ee Itoobiya ee EPRDF.

IMG_AF6367-F10C53-A15F7C-877856-F1A002-9002D0

Warkan ayaa waxa baahiyay TV-ga dowladda maamusha ee EBC TV.
Ma cadda sababta ka dambeysa is casilaaddan deg degga ah.