[Deg Deg Daawo ]:- Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Iminka Iscasilay

Addes Ababa (Salaanmedia.com)_ Warbaahinta dalka Itoobiya ayaa ku warrantay in uu xilki reysal
wasaarannimo iska casiley Haiemariam Desalegn. Waxa uu sidoo kale Desalegn uu ka tagay guddoomiyannimadii xisbiga talada haya ee Itoobiya ee EPRDF, ilaa hada ma cada sababta uu isku casilay raysal wasaaruhu

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=0vHxAXZU4Z8