Madaxweyne Muuse Biixi Dawlad Isaaq Buu Dhisay ..” Siyaasi Abgaal +[ Muuqaal ]

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Siyaasi Abgaal oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah ee
Waddani ayaa waxa auu si adag u dhaliilay xukuumada uu soo dhisay madaxweyne Muuse Biixi

Siyaasigan ayaa sheegay in marka aad u fiirsato saami qeybsiga xukuumada uu dhisay Madaxweyne biixi aad moodo in madaxweynuhu soo dhisay dawlada u gaar ah beesha isaaq

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=aN6hJ6uG1oc