ODAY DAYR MAXAMED CILMI OO FARIIN U DIRAY MADAXWENE MUUSE BIIXI IYO MAXAMED KAAHIN

received_917283681759612

Burco(Salaanmedia.com)_ Oday Dayr Maxamed Cilmi (Dayr Xininyo dheere) Ayaa fariin u diraya. Madaxweynaha. Muuse biixi cabdi. Iyo. Wasiirka. Arimaha gudaha. Maxamed kaagin.

Aday dayr oo u waramay. Shabakada salaanmedia isaga oo ku sugan magaalada. Burco ayaa madaxweynaha muuse biixi. Ugu. Baaqay inuu si degdeg ah u sii daayo. Saddexda xildhibaan Ee. Cadaalad darada lagu soo qafaashay ee deegaanka degmada oodweyne. Isla markaana aanu. Dastuurka soomaaliland. Ogolayn in xildhibaano. Dad shacab ahi soo doorteen. Si xun oo fawaaqish xumo ah. Loogala soo baxo. Guryahooda.

Sidoo kale. Wasiirka arimaha gudaha. Somaliland. Maxamed kaahin. Waxaan. U sheegayaa. In uu si cadaalad ah. Dadka iyo dalka. Labadaba. Uu. Ugu. Noqdo. Wasiirkii. Nabadgalyada. Ee. Jamhuuriyada soomaliland. Balse aanu. Noqon. Wasiir. Jeegaamaysan. Waliba. Dhinac. Ka. Raran.

Guntii. Iyo gaba gabadii. Oday. Dayr. Maxa ed. Cilmi. Wuxuu. Mar labaad. Ugu baaqayaa. Madaxwrnaha iyo maxamed kaahinba. In. Si degdeg ah. Xoriyadoodii. Loogu aoo celiyo. Saddexdaa. Xildhibaan. Waa. Hadii. Dawlad. Somaliland iyo dastuur sharci. Ah aynu leenahay Jirto. Dhanka kale

Ganacsadaha. Ina aw siciidna waxaan leeyahay. Ma waxaad. Kaybalkaagan. Noo soo dhex marisay inaad. Noo. Dawladayso. Oo aad. Ciidamad. Amar ku soo siiso. In. Rag waaweyn oo masuuliyiina aad guryahooda kala baxdo. Taasina. Adiga. Kuuma. Wanaagsana. Waxaan. Kugula talinayaa. Ganacsade. Umada. Wax ka iibinaya ayaad tahay. Ee. Wadada. Kaybalkaagu. Ku nabad galayaa. Waa inaad. Martaa. Oo aad. Shaqaale. Kuu ilaaliya masuula kaaganoqda u samaysataa. Hadaanu dhulkii kuu ogolaanay ayaad. Xadhig. Umada ugu abaal gudaysaa sidaa. Ganacsigaagu. Kuma soconaayo. Ee. Dadka. Haysla colaysii. Hadaad. Ganacsade. Dhab ah tahay. Waa iga. Talo