Jumca wanaagsan dhamaantiin ehel iyo asxaaba. Haddii aad joogto magaalada Hargeisa waxaan maalinta khamista ay bishu tahay 8da Maraj ku soo bandhigi doonaa Ambassador hotel 6 da fiidnimo haddii Allah idmo buuggaad sugayseen ee Dalmar iyo Deeq-luul.
Imaantinkiinu waa ii sharaf. Ciddii danaynaysa buugas hala soo xidhiidho telephonada Kala ah 0633167045 ama 0634368268