Daaf-furka buuga Dalmar iyo Deeq-luul maalinta khamista ay bishu tahay 8da Maraj ku soo bandhigi doonaa Ambassador hotel

Jumca wanaagsan dhamaantiin ehel iyo asxaaba. Haddii aad joogto magaalada Hargeisa waxaan maalinta khamista ay bishu tahay 8da Maraj ku soo bandhigi doonaa Ambassador hotel 6 da fiidnimo haddii Allah idmo buuggaad sugayseen ee Dalmar iyo Deeq-luul.
Imaantinkiinu waa ii sharaf. Ciddii danaynaysa buugas hala soo xidhiidho telephonada Kala ah 0633167045 ama 063436826828337544_1588866144516101_4727711558863086975_o