[Akhriso] :- Baarlamaanka Somaliland Oo Go,aamo Ka Soo Saarey Heshiiska Dekada Berbera , Una Jawaabey Dhigooda Somaliya

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ -Baarlamaanka Somaliland ayaa waxaa ay go,aamo ka soo saareen heshiiska
saddex geesoodka ah ee dekada Berbera isla markaana ay ku taageereen
Sidoo kale Baarlamaanka Somaliland ayaa waxaaay jawaa kulul ka bixiyeen faro galin ay sheegen in ay kaga timid qaranka Somaliya baarlamaanka xamar

IMG_2E0C64-E9CC67-F49ADD-D9A8EE-91A21B-DD1E60

29186762_576535896026422_3901371729875828736_n