DAAWO: Reer Laascaanood Oo Si Adag Uga Jawaabay Af-lagaadadii Wasiir Guri-barwaaq Ee Sayid Maxamed Cabdalle Xasan

Laascaanood (Salaanmedia.com)_ Bulshada reer Laascaanood ayaa si adag uga dareec celiyay buug uu qoray wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqan iyo wacyigalinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo.
Buuggan uu qoray wasiir Guri-barwaaqo oo lagu magacaabo Sooyaal ayaa waxa uu si qaawan ugu aflagaadaynayaa Sayid Maxamed Cabdalle Xasan.

Halkan hoose ka Daawo