SOMALILAND: Diyaarado Aan Haybtooda La Aqoon Oo Aragagax Ku Abuuray Shacabka Ku Dhaqan Degmada Saylac

Saylac(Salaanmedia.com)_ Degmada Saylac ee Gobalka Awdal waxaa ay kusoo waramayaan in ilaa maalintii shalay ay halkaas ka taagan tahay arrrin argagax iyo baqdin xoogan ku abuurtay shacabka deegaanadaas, kadib markii ay diyaarado tiro ahaan gaadhaya ilaa 4 Diyaaradood ay muddo kuso laab laabanayeen iyaga oo joog hoose ku duulaya deegaanka Saylac.

Halkan hoose ka DAAWO shacabka deegaanka oo la hadlay warbaahinta