Ogeysiinayaa dhamaan Guddida fulinta ee Xisbiga Waddani UK. dhammaan Masuuliyiinta xisbiga Waddani UK, Masuuliyiinta Laamaha Waddani UK iyo dhamaan Taageerayaasha Xisbiga Waddani UK 06/04/2018

C1C8AA4B-44BF-4143-9DA2-4BB959CD1B99-150x150

Waxa la Ogeysiinayaa dhamaan
Guddida fulinta ee Xisbiga Waddani UK. dhammaan Masuuliyiinta xisbiga Waddani UK, Masuuliyiinta Laamaha Waddani UK iyo dhamaan Taageerayaasha Xisbiga Waddani UK in ay ka soo qayb gelaan shir balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen gudiga Fulinta ee Xisbiga Waddani UK.
Shirkaas oo ay Marti inoogu yihiin Masuuliyeenta Xisbiga Waddani ee heer qaran .

Masuuliyiinta heer qaran ee Xisbiga Waddani ee shirka ka soo qayb geli doona waxa ka mid ah:

1.  Mudane Maxamed Cali Aw-Cabdi -Musharaxa Madaxweyne ku xigeen ee Xisbiga Waddani

2.  Xildhibaan Cabdulqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde – Gudoomiyaha Ku meel gaadhka ah ee Xisbiga Wadani

3.  Mudane Xasan Muuse Khaliif –  XoghayahaTignoolajiyadda Iyo Sayniska ee Xisbiga Waddani

4.  Mudane Xuseen Aadan-Cade – Gudoomiyaha Gobolka Maroodi-Jeex ee Xisbiga Waddani

5. Gudomiyaha Xisbiga Waddani Uk
Mudane Mohamed Ali

 Iyo Masuuliyiin kale

Haddaba waxaa si sharaf iyo Karaama leh looga Codsanayaa Gudiga fulinta,dhamaan Gudoomiyeyaasha laamaha iyo tageerayaashuba inay waqtiga ilaaliyaan.

Goobta Shirka waa:

Zaman Lounge (Nomad Restaurant)

163 Goldhawk Rd, Hammersmith, London W12 8EN

Date: 7th April 2018

Time: 7PM

Wixii faahfaahi kala xidhiidh.
Gudoomiyaha Abaabulka iyo Wacyi Gelinta Shawqi Xaddi Tel: 07840063993

Xoghayaha Abaabulka iyo Wacyi Gelinta Mohamed Qowdhan Yoolac. Tel:
07957272483

Mataan M Cumar

Xoghaye Ku Xigeenka warbaahinta Waddani
Uk