Shirkadda Telesom Dunida Markii Ugu Horaysay Ku Soo Kordhisay Technology Cusub Oo Ah Sarifka Lagacaha Ee Moobile-Ka (Mobile Exchange)

Hargaysa (Salaanmedia.com)_ Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom
ayaa noqotay shirkadda ugu horsay ee dunidda ku soo kordhisay adeegga sarifka lacagaha ee moobayladda. Adeeggan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee guud ahaan dalka laga hirgaliyo.

Guddoomiyaha shirkadda Isgaadhsiinta Telesom Md. Cabdikariin Maxamed Iid oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa ka warbixiyey adeegan ay shirkaddu soo kordhisay iyo faa’iidada uu u leeyahay bulshadda.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtube.com/watch?v=JZQyqZzop2o