NAA LI LAAHU WA INAA ILEYHI RAAJICUUN. Dhamaan Jaliyada Somaliland ee Magaaladan Sheffield .Waxay Tacsi u dirayaan .Qoysaskii ,qaraabadi ,Ehelkii Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Iyo Dhamaan Qaranka Jamhuuriyada Somaliland 14/04/2018

NAA LI LAAHU WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.Madaxweynaha Somaliland  Oo Shacbiga Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Maxamed A Kuluc

Dhamaan Jaliyada Somaliland ee Magaaladan Sheffield .Waxay Tacsi u dirayaan .Qoysaskii ,qaraabadi ,Ehelkii Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Iyo Dhamaan Qaranka Jamhuuriyada Somaliland.
Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Taliyihii Hogaanka Tababarada Ciidan Xeebaha Somaliland. Gaashaanle Dhexe.Cabdiweli Cabdilahi Warfaa iyo Axmed Caseyrs Axmed
Oo maanta 13/4/18 ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay Tuulada Xamaas ee Gobolka Saaxil.

Waxaanu ilaahay uga baryayna inuu Janatul Aclaa geeyo dhamaanteen Samir iyo Iimaan inaga siiyo Aamiin Aamiin